Macaanka iyo Maarayntiisa
Macaanka iyo Maarayntiisa isku Saawee Cuntada Dabiiciga ah Isku dawee cuntada caafimaadka qabta Dadka macaanka qabaa waa in ay yaraystaan waxyaabaha kor u qaada kicitaanka macaanka sida sharaabka la qoosho bariiska baastada kuna bedeshaan khudaarta cagaaran. sida kaabashka kuusada bidingaalka oo siyaabo macaan loo karsado laguna kariyo duqad iyo khudaar. hadi aadaan adigu is dawynin ogow kiniinka iyo irbadu waxba kuuma tarayaan wax ay ku yeelaan mooyee isku dawee cuntada, calooshu waa hoyga daawada ama cudurka.
Opmerkings
Plaas 'n opmerking