Macaanka iyo Maarayntiisa




Macaanka iyo Maarayntiisa


isku Saawee Cuntada Dabiiciga ah



Isku dawee cuntada caafimaadka qabta

Dadka macaanka qabaa waa in ay yaraystaan waxyaabaha kor u qaada kicitaanka macaanka
sida sharaabka la qoosho bariiska baastada kuna bedeshaan khudaarta cagaaran.

sida kaabashka kuusada bidingaalka oo siyaabo macaan loo karsado laguna kariyo duqad iyo khudaar.
hadi aadaan adigu is dawynin ogow kiniinka iyo irbadu waxba kuuma tarayaan wax ay ku yeelaan mooyee isku dawee cuntada, calooshu waa hoyga daawada ama cudurka.

Opmerkings

Gewilde plasings van hierdie blog

Socodka iyo faaiidadiisa hoos u dhigta macaanka dhiiga