Socodka iyo faaiidadiisa hoos u dhigta macaanka dhiiga


 Ciyaaraha jimicsiga iyo waxtarka ay u leedahay hoos u dhigida sonkorta dhiiga .

Socodka oo aad maalin walba socoto ugu yaraan 30 daqiiqo waxa ay hoos u dhigtaa sonkorta .

caafimaadka jidhka halka fadhiga badani uu sababo in uu macànku kor u kaco oo aanu si fiican u shaqaynin dheef shidku.

 taasina ay keento in macaanku degi waayo Marka qofka qaba macaanka nooca 2 waa in uu sameeyaa jimcsi iyo orod ama lugayn mudo 30 daqiiqo ah si uu jidhku u dhidido oo qashin saar u sameeyo 

Hadaad cunto cunto caafimaad qabta oo aad socod ama orod samayso waxaa hubaal ah in aad heli doonto caafimaad jidhka iyo caloosha ah

Opmerkings

Gewilde plasings van hierdie blog

Macaanka iyo Maarayntiisa